Quiz App » Afti Dadweyne

Afti Dadweyne

Afti Dadweyne

Waa suaalo la doonayo in dadka afti looga qaado bal ka jawaab su´aalaha imaan doona fadlan

Start

Created By . Create Your Own !

Afti Dadweyne
Question 1 out of 5

Federaalism-ka Soomaaliya laga wado ma u aragtaa mid wiiqi doona jiriraanka Soomaaliya?

Afti Dadweyne
Question 2 out of 5

Federaalism-ka waa Mid aan la soo hadal qaadi doonin Magaca Soomaaliwen?

Afti Dadweyne
Question 3 out of 5

Qaybinta iyo xudduudaha loo samaynayo Maamul Gobolledyada soow maaha kuwa hurinaya colaad Sokeeye?

Afti Dadweyne
Question 4 out of 5

Federaalka Soow inooma keenin dalal doonaya in ay Soomaaliya qabsadaan?

Afti Dadweyne
Question 5 out of 5

Federaalism-ka Soomaaliya ma Xal baa?