Quiz App » Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?

Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?

Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?

Application-kani waxa uu kuu sheegaya Nooca xayawaan ee aad isku dabeecada tihiin ama se aad is matashaan

Start

Created By . Create Your Own !

Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Question 1 out of 5

Haduu qof ku aamino maxaad samayn lahayd?

Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Question 2 out of 5

Hadii aad qof safar isku raacdaan oo aad meel cidlo ah wada tagtaan oo uu dhinto maxaad samayn lahayd?

Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Question 3 out of 5

Haddii aad aragto qof doonaya inuu ku dilo oo qori sita maxaad samayn lahayd?

Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Question 4 out of 5

Haddii aad arkayso ugaadh aad doonayso inaad cunto lkn ay ku dhex jirto meel biyo ah maxaad samayn lahayd?

Xayawaankee Ayaad Is Matashaan?
Question 5 out of 5

Haddii uu qof ku jeclaado maxaad ugu abaal gudi lahayd